HEADING_TITLEHEADING_TITLEHEADING_TITLE

£2.50

Afartanka Xadiis EE An-Nawawi: Imaam Nawawi, Somali
[#3279, 5D1 42 Xadiis oo ku saabsan waxkasta, C/Raxman Xuseen Samatar, SaadSuubban, 336 safxadood]

Afartanka Xadiis EE An-Nawawi

الأربعين النووي
Waxaa Tarjumay Luuqada Soomaaliga
Waxaa Qoray: Imaam An-Nawawi
Waxaa Tarjumay : Cabdu Raxman Xuseen Samatar (R.A)
Waxaa Naqtiimay : Cabdul Casiis Xasan Yacquub
Waxaa Soo Saaray: SaadSuubban

Wuxuu ku sheegay mu'allifka kitaabkani, Al-Imaam Nawawi, gogoldhiggii ugu horreeyey inuu jiro xadiis aan sugneyn oo leh:
'Qofkii Xafida 40 xadiis, waxaa la soo baxinayaa qiyaamaha isagoo shaahid ah oo shafaaca qaadaya, waxaana lagu yiraahda: Jannada ka gal irridda aad doonto.'
Marka Culumo tobaneeyo dhan ayaa ururiyay afartameeyo xadiis, si ay dadka ugu fududaato inay xafidaan, laakiin, waxay xuleen badankoodu xadiisyo hal mowduuc ka hadlaya, qaar waxay ka  allifeen xagga caqiidada, qaarna xagga jihaadka qaarna xagga aadaabta iyo arimaha kale oo fara badan.

Marka waxaan goostay inaan afartan xadiis ururiyo anigoo ku dayanaya culumadaas faraha badan oo arimahaas oo dhan wada koobaya. Xadiis kasta oo ka mid ah kuwaan aan so xulay waa saldhig weyn oo kamid ah asaaska diinta Islaamka, culumaduna ku tilmaameen inay murtida Islaamku ku dhan tahay ama Islaamka barkii ama waaxdii, waana xadiisyo saxiix ah'

Kitaabkan gudihiisa waxaad ka heli kartaa xadiiskii oo ku qoran Luuqada caribaga iyo tii lagu turjumay ee aheed luuqada soomaaliga. 

Imaam Yaxya ibn Sharaf al-Nawawi wuxuu ku dhashay tuulada Nawa ee ku taala koonfurta Suuriya markii taariikhda islaamiga aheeyd 676 Hijri. Imaam Nawawi wuxuu daganaa noloshiisa badankeed wadankaas Suuriya, waana halkaas meesha uu wax kabartay, uu kubari jiray. Wuxuu mid cibaado badan kana fogaaday Dadka iyo hadalkooda. Imaam Nawawi wuxuu caan ku yahay kitaabadiisa Xadiiska sida:

* Sharax Saxiix Muslim,
* Arbaciin An-Nawawi,
* Riyaadul Saalixiin,
* Al-Adkaar,
* Bustaanil Caarifiin,
Kitaabada Fiqiga:
* Al-Minhaaj,
* Rowdat,
* Al-Tibyan Fi Adab Xamilatil Quran,
* Al-Maqasid,
* Al-Majmuuc,

Iyo kitaabo aad iyo aad u fara badan. Imaam Nawawi wuxuu Dhintay asaga oo jira 44 sano, wuxuuna ka tagay cilmi faro badan kuwaas oo aan ilaa iyo maanta ka faa'iidaysano. Alle Ha ka abaal mariyo.

_______________________________________________________________________________________________________________________

Forty Hadith of Imam Nawawi

الأربعين النووي

THIS BOOK IS TRANSLATED IN SOOMAALI

Forty Hadith of Imam Nawawi
Author: Imam An-Nawawi,
Translated BY: 'Abdulrahman Husseen Samatar
Published By: SaadSuubban

This collection of forty hadith by one of the most famous compilers of hadith is generally regarded as the most popular anthology and the best introduction to the study of the Prophet’s sayings which, together with the Qur’an, contain the essential teachings of Islam. The Arabic original has been printed alongside the English translation for the benefit of those with a knowledge of Arabic. The translation, by two scholars working in close collaboration, combines accuracy with readability.

Imam Nawawi describes this work as follows in his introduction:
'I, however, considered it best to bring together forty hadith more important than all of these, being forty hadith which would incorporate all of these, each hadith being one of the great precepts of religion, described by religious scholars as being 'the axis of Islam ' or 'the half of Islam' or 'the third of it ', or the like, and to make it a rule that these forty hadith be [classified as] sound and that the majority of them be in the Sahihs of Al-Bukhari and Muslim.'
He goes on to Say:
'Every person wishing to attain the Hereafter should know these hadith because of the important matters they contain and the directions they give in respect of all forms of obedience, this being obvious to anyone who has reflected upon it'. 

Imam Yahya ibn Sharaf al-Nawawi was Born in the village of Nawa in Southern Syria, Imam Nawawi spent most of his life in Damascus where he lived in a simple manner, devoted to Allah, engaging single-mindedly in worship, study, writing and teaching various Islamic sciences. .
Although best known for his works in hadith, Yahya ibn Sharaf al-Nawawi (d. 676/1277) was also the Imam of the later Shafi'i school of Jurisprudence, and widely acknowledged as the intellectual heir to Imam Shafi'i. He was a renowned scholar and jurist who dedicated his life to the pursuit of Islamic learning.
Imam Nawawi died at the young age of 44 years, leaving behind him numerous works of great 
Imam Nawawi is well know for books which are easy to understand.

 

Weight: 150

In Stock: 41
Reviews
Share via FaceBookShare Via TwitterShare via E-MailShare via Pinterest
Related Items
Sharaxa Afartanka Xadiis EE An-Nawawi;~ Somali
Sharaxa Afartanka Xadiis EE An-Nawawi;~ Somali
£3.50
Buluuqul Maraam;~ Ka Gun Gaarista Daliilka Axkaanta, Somali
Buluuqul Maraam;~ Ka Gun Gaarista Daliilka Axkaanta, Somali
£12.00
Ka Joogsada Qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu..: Somali, 1st Editio
Ka Joogsada Qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu..: Somali, 1st Editio
£5.00
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali - Standard
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali - Standard
£15.95
Xisnul Muslim;~ Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
Xisnul Muslim;~ Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
£2.49
CUMDATUL AXKAAM MIN KALAAMI KHAYRIL ANAAM,  (Arabic - Somali)
CUMDATUL AXKAAM MIN KALAAMI KHAYRIL ANAAM, (Arabic - Somali)
£6.95




Payment Method

Secure Shopping

VisaMasterCardNochexPaypalcomodoSSL
Questions, Comments or Advice is most Welcome and Highly Appreciated
Kitaabun Classical and Contemporary Online Muslim Bookshop
@23-May-2017


Tadabbur-e-Qur'an, Pondering Over the Qur'an Volume I - Tafs