HEADING_TITLEHEADING_TITLEHEADING_TITLE

£12.95

Ar-Rahiq Al-Makhtuum;~ Miidda Aabburan, Somali
[DDR#3464, 5D1,HB 521pp, Taariikh Nololeedkii Suubbane Nebiga Muxammad (S.C.W), Gal Adag, 521 Safxado]

Ar-Rahiq Al-Makhtuum;~ Miidda Aabburan, Somali
Ar-Raxiiq Al-Makhtuum
Waxaa Loo Tarjumay Luuqada Soomaaliga
Ar-Raxiiq Al-Makhtuum
Waxaa Alifay: Safiyu Raxman Al-Mubaarakfuri
Waxaa Tarjumay Cabdicasiis Xasan Yacquub
Waxaa Soo Saaray: Saad Suubban
Gal Adag: 521 Safxadood

Tacriifka Buuga:
Waa kitaab helay Billad Sharaf oo lagu siiyay wadanka Sacuudiga markii uu dhamaystiray kitaabkani Safiyu Raxman Mubaarakfuri. Kitaabkani waa mid kusaabsan siiradii ama taariikhdii Nabi Muxammad (S.C.W). Kitaabkani waa mid aad iyo loo soo gaabiyay sidaasna aad iyo aad loo faah faahiyay. Waa mid dhamaystiran oo qof walba oo soomaali ah loo baahanyahay inay akhristaan gaar ahaan dadka luuqadaha kale aan garaneeynin. Kitaabkan waa kii ugu horeeyay oo loo tarjumo luuqada Soomaaliyeed. Alle ha ka abaal mariyo daka soo qabteen shaqadaas oo dhan. Amiin
_______________________________________________________________________________________________________________________ Ar-Raheeq Al-Makhtum
THIS IS TRANSLATED IN TO SOOMAALI

Ar-Raheeq Al-Makhtum
Authored BY: Safiyu Rahman Al-Mubarakpuri
Translated BY: 'Abdul'Aziz Hassan Ya'quub
Published By: Saad Suubban
HardCover: 521 Pages

About The Book:
A complete authoritative book on the life of Prophet Muhammad (S) by Sheikh Safi-ur-Rahman al-Mubarkpuri. It was honoured by the World Muslim League as first prize winner book. Whoever wants to know the whole life style of the Prophet in detail must read this book. This translation is one of the kind as there has been no translation of this work in the Somali Language before. Highly recommended for those who read the Somali language specially when they have no access to other languages.

Weight: 955

In Stock: 1
Reviews
Share via FaceBookShare Via TwitterShare via E-MailShare via Pinterest
Related Items
Ar-Raheeq Al Makhtum:The Sealed Nectar, Medium. English Sirah
Ar-Raheeq Al Makhtum:The Sealed Nectar, Medium. English Sirah
£12.00
Sealed Nectar (Ar-Raheequl Makhtum) Download Free Audiobook
Sealed Nectar (Ar-Raheequl Makhtum) Download Free Audiobook
£0.00
Ar-Raheequl Makhtum The Sealed Nectar Large Revised Edition
Ar-Raheequl Makhtum The Sealed Nectar Large Revised Edition
£13.95
Afartanka Xadiis EE An-Nawawi: Imaam Nawawi, Somali
Afartanka Xadiis EE An-Nawawi: Imaam Nawawi, Somali
£2.50
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali - Standard
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali - Standard
£15.95
Xisnul Muslim: Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
Xisnul Muslim: Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
£3.50




Payment Method

Secure Shopping

VisaMasterCardNochexPaypalcomodoSSL
Questions, Comments or Advice is most Welcome and Highly Appreciated
Kitaabun Classical and Contemporary Online Muslim Bookshop
@23-Jul-2017


Imam Qurtubi's In the Remembrance of the Affairs of the Dead &