HEADING_TITLEHEADING_TITLEHEADING_TITLE
Item Added Successfully

£15.95

Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali - Standard
[#3706 5D1 HB 930pp, Darussalam, Mosque Size, Soomaali, Waa Tafsiirka Quraanka iyo Tacliiqaad gaar ah]

تفسير معاني القرآن الكريم
Waxaa Loo Tarjumay Luuqada Soomaaliga

Quraanka Kariimka iyo Tafsiirka Macaanidiisa EE Afka Soomaaliga
Waxaa Tarjumay Cabdicasiis Xasan Yacquub 
Waxaa Soo Saaray: Darussalam, 930 Safxadood

Laga soo guuriyay Hordhaca Kitaabka

Ujeeddada howshan waa inaan u soo gudbino dadka soomaaliyeed meel iyo waa ay joogaanba tafsiirka macaanida Qur'aanka oo af soomaali ah.

Qur'aanka lama turjimo karo, waa sidaa sidii ay qabeen culimadii hore, iyo aragtidayadaba. Kanina waa tafsiirka macaanida Qur'aanka. Tafsiirkani oo aan siinay ahmiyad weyn, oo aan aad ugu dadaalnay intii karaankeena ah inaan u dooranno erayada ku haboon tafsiir ahaanmacaanida Qur'aanka. Laakiin ma aha Qu'aanka Kariimka ah, ee cajabta leh, mucjisada ah ee kiciya laabaha, qubana ilmada. Waa oo kaliya isku dayid inaan soo gudbino macaanida Qur'aanka oo af soomaali ah, inkastoo uusan marnaba gelin karin booskii Qur'aanka Carabiga ahaan. 

Xagga Tafaasiirtaan ku saleynay tafsiirkani waa Tafsiirka At-Tabari, Al-Qurdubi iyo Tafsiirka Ibn Kathir.

Waxaan Gogoldhig uga dhignay Tafsiirkan siirihii Nebigeennii Suubbannaa (s.c.w) ee loo soo waxyooday. Qur'aankan.
_______________________________________________________________________________________________________________________

Tafsir Ma'ani; Al-Quran Al-Karim in The Soomaali Language
تفسير معاني القرآن الكريم

THIS TAFSIR IS TRANSLATED IN TO SOOMAALI

Tafsir Ma'ani; Al-Quran Al-Karim in The Soomaali Language
Translated BY: 'Abdul'Aziz Hassan Ya'quub
Published By: Hey'adda Islaamka EE Gargaarka Soomaaliya

From the Introduction 

'The aim of this work to bring the Tafsir Ma'ani of the Qur'an in the Soomaali Language to the wider soomaali society, where ever they may reside. Qur'an cant be translated (justifiably) according to some of the early schollars but however one can deduce the understanding of those 'Arabic words into ones language. We have tried to make this tafsiir as acrute as possible while choosing the words that might be in close translation of what is meant by it. So therefore this book is not the Qur'aan itself, which is recited, which brings tears on to the heart.

This Tafsir contains the understanding of the tafsir by At-Tabari, Al-Qurdubi and that of ibn Kathir.'

An Excellent translation of the Qur'aan in to the Somaali language.

 

Weight: 1230

In Stock: 17
Reviews
Share via FaceBookShare Via TwitterShare via E-MailShare via Pinterest
Related Items
Afartanka Xadiis EE An-Nawawi: Imaam Nawawi, Somali
Afartanka Xadiis EE An-Nawawi: Imaam Nawawi, Somali
£2.50
Xisnul Muslim: Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
Xisnul Muslim: Dhufeyska Muslinka, Somali Ducooyin, Jeeb Gal
£3.50
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali: Med Size
Qur'aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa, Somali: Med Size
£10.00
Qisooyinkii Anbiyada Ibn Kathir, Somali (Stories of The Prophet)
Qisooyinkii Anbiyada Ibn Kathir, Somali (Stories of The Prophet)
£12.95
Saxiix Al-Bukhaari Kooban (Carabi & Somali): Imam Az-Zubaydi
Saxiix Al-Bukhaari Kooban (Carabi & Somali): Imam Az-Zubaydi
£12.95
CUMDATUL AXKAAM MIN KALAAMI KHAYRIL ANAAM,  (Arabic - Somali)
CUMDATUL AXKAAM MIN KALAAMI KHAYRIL ANAAM, (Arabic - Somali)
£6.95




Payment Method

Secure Shopping

VisaMasterCardNochexPaypalcomodoSSL