HEADING_TITLEHEADING_TITLEHEADING_TITLE
Item Added Successfully

£5.00

Ka Joogsada Qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu..: Somali, 1st Editio
[#4083 5D1,..Xaqeeda Mooyee, JaldiKhafiif 159 safxadood Diini Publication, Sheekh Shariif Cabdinuur W]

Ka Joogsada Qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu..: Somali, 1st Editio

   كفـوا عـن مـن قـال لا إله إلا الله إلا بحقــها
 

SOMALI DESCRIPTION
SEE BELOW FOR ENGLISH DESCRIPTION.

Ka Joogsada Qof yiri "Laa Ilaaha Illallaahu" Xaqeeda Mooyee
Waxaa Qoraal u Rogey: Cabdulqaadir Cabdille Diini
Waa Muxaadarooyinkii: Sheekh Shariif Cabdinuur
Jaldi Khafiif, 159 PAGES, Dabcadii Kowaad

Daabacay: Diini Publications, (Leicester, UK)

About the Book:
Mawduuca Buugani ka hadlayo waa mid aad muhiim u ah, gaar ahaan xilliyadan dambe ee ay fitnadu badatay. Waqtigan sida fudud loogu xad gudbo shareecada Islaamka, lagan leexday jidkii ay qaadeen kuwii hanuunsanaa. Xilligan laga fogaaday, lana fududeystay sunnadii Nabiga NNKA. Samankan lagu tuntay xuquudii culimada, lana baal-maray dardaarankii nabiga NNKA. Wuxuu Rasuulku, NNKA yiri "Culimada waa Dhaxyaasha Nabiyad."

Waa muxaadaro dhowr habeen socotey, uuna soo jeediyay sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan. Mawduucu wuxuu si gaar ah uga hadlayaa khatarta gaalaysiinta qofka Muslimka ah. Sidoo kale waxaa weheliya qormo gaaban oo cinwaankeedu yahay "Baarka Sare ee Islaamka".



DABCADII KOWAAD (2011)
BAALAL CAD
TAXQIIQ FIICAN OO FAAH FAAHSAN.
CARABIGA OO TASHKIILSAN (KORDHAW IYO HOOSDHAW).


About the Author:
Sheekh Shariif Cabdinuur wuxuu dhashay 1941 dii, wuxuuna ku dhashay dhulka beeraleyda ah ee ku yaal dusha togga Daakhato ee degmada Fiiq, Dhulka Soomaali Galbeed. Asaga oo yar ayoo wuxuu ka akhristay Naxwaha Sheekh Axmed Baaruud sidoo kale magaalada Jigjiga ayuu ka akhristay Sarfiga iyo fiqiga Sheekh Maxamed Xaaji. Markaas ka ayuu waxbarasho saree ilaa iyo Masters kasoo qaatay Jaamacada al-Azhar. Markii uu soo noqdey 1972-dii ayuu wuxuu macalim ka noqday Kulliyadii Lafoole iyo Gahayr. Halkaas ayuu macamlim ka ahaa ilaa iyo dagaaladii sokeeye ee 1991dii. Hadadan wuxuu Sheekhu Ku sugan yahay Wadanka Sacuudiga..


_________________________________________________________________________

 

   كفـوا عـن مـن قـال لا إله إلا الله إلا بحقــها

ENGLISH DESCRIPTION.
Ka Joogsada Qof yiri "L
Refrain from those who say "La Ilaha Illallah" except by its right.
Rendered into Book
By: Abdul Qadir Abdille Diini
Lectures By: Shaykh Shareef Abd al-Nuur
Paperback 159 PAGES (1st Edition)

Published by Diini Publications (Leicester, UK)

About the Book:
This book is rendered from series of lectures delivered by one of Somalia's top Islamic scholars of today. This current issue is something that was prevalent in Somalia for the last two decades. As he was the Shaykh of many a Somali popular scholars of today and also being devout student of the Islamic sciences since young age, he was uniquely qualified to deliver series of talks on why one shouldn't adopt position of Making Muslims an Apostate. He also talked about the Historical context and mentioned many a proofs from the lives of the companions and those who followed them.


FAIRLY NEW PRINT, FIRST EDITION (2011)
VERY THOROUGH TAHQIQ
QUALITY PRINT, WHITE PAGES.
TASHKEEL.
IDEAL GIFT FOR THAT SOMALI SPEAKING FRIEND.


About the Author:
He was born in 1941 in what is today known as Fiiq, the western Somali territories situated in Ethiopia. He studied Nahw at a young age with Shaykh Ahmed Baaruud. He then went further and studied Fiqh and Sarf with Shaykh Mohammed Haji. He then went on and got a Masters from the prestigious university of al-Azhar in Cairo. After his qualification he came back to Somalia in 1972 and became a lecturer at the prestigious universities of Lafoole and Gahayr. He has been lecturer there until the civil war broke out in 1991. He has had many students that are today scholars. He specialises in Hadith and is famous for his works on the Sahihayn, Sunans and all the other popular hadith works. He currently lives in Saudi.

 

 

Weight: 650

In Stock: 2
Reviews
Share via FaceBookShare Via TwitterShare via E-MailShare via Pinterest
Related Items
The Rewards For Good Deeds ad-Dimyati, Sharaf ad-Din Abd al-Mu'm
The Rewards For Good Deeds ad-Dimyati, Sharaf ad-Din Abd al-Mu'm
£7.95
Easy Good Deeds By Mufti Justice Muhammad Taqi Usmani
Easy Good Deeds By Mufti Justice Muhammad Taqi Usmani
£2.25
The Essential Elements of the Islamic Disposition(Nafsiyyah)
The Essential Elements of the Islamic Disposition(Nafsiyyah)
£7.60




Payment Method

Secure Shopping

VisaMasterCardNochexPaypalcomodoSSL