HEADING_TITLEHEADING_TITLEHEADING_TITLE
Item Added Successfully

£7.00

Tarankii Qurbaha Tagey: Somali, Cabdulqaadir C. Diini
[#4424 5D1, JaldiKhafiif 159 safxadood Diini Publication, W/Q C/Qadir C/llle Diini Cilmi Baaris]

Tarankii Qurbaha Tagey: Somali, Cabdulqaadir C. Diini

SOMALI DESCRIPTION
SEE BELOW FOR ENGLISH DESCRIPTION.

Tarankii Qurbaha Tagey
Waxaa Qoray: Cabdulqaadir Cabdille Diini
Jaldi Khafiif, 159 Safxadood

Daabacay: Diini Publications, (Leicester, UK)

About the Book:
Buuggani waa Qorall gaaban oo si kooban uga hadlaya, guud ahaan xaalka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddammada galbeedka ee Yurub, Waqooyiga Ameerika, Ustaraaliya, iwm. Wuxuu si gaar ah qoraalku wax uga nidhaaminayaa xaalada ubadkeenna ku nool Qurbaha.

Buuggan oo ah mid gaaban baa loogu talo galay inuu noqdo mid baraarujiya, waxna u ifiya bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka. Iyadoo aanay Cidina ka reebbanayn akhriskiisa ayaa hadan waxaa si gaar ah loogu talo-galay inay ka faa'iidaystaan dadka galbeedka ku nool oo aan xog sidaa ah aan ka hayn deegaanka ay ku nool yihiin. Sidoo kale, in dadweeynaha Soomaaliyeed ee waddankii ku nool ay ogaadaan nolosha iyo xaalka dhabta ah ee eheladoodii iyo dadkoodii galbeedka u qaxay ay ku sudan yihiin. Sidoo kale inuu dhiiri galiyo dadka arrinkan ku takhasusay kuna aqoonta badan in ay arrintan wax ka qoraan.



DABCADII KOWAAD (2012)
BAALAL JAALE AH
TAXQIIQ FIICAN OO FAAH FAAHSAN.
TIXRAAC KALA DUWAN.



_________________________________________________________________________


ENGLISH DESCRIPTION.
The Generation that migrated to the West.
Authored By
: Abdul Qadir Abdille Diini
Paperback 159 PAGES (1st Edition)

Published by Diini Publications (Leicester, UK)

About the Book:
This book, generally, is short research based on the social lives of the Somalis in the Diaspora, specifically in the west; Europe, Northern America and Australia. But on a specific topic it looks into the life style of the youth that were born and or raised in the west since the Somali civil war. The author analysis the dramatic changes that such homogeny people like the Somalis have gone through in the last two decades. As the youth are fundamental to the future of any society, he looks into the lives of so many, comparing the Islamic, oral and proud cultural aspects of the Somali past to the fast systematic integration process that the Somali youth have experienced.

Questions raised in this book are but a shadow of what can be followed in terms of serious research as well as dialogue of what the future holds for the next generation. This can serve as a tool for anthropological works.



NEW PRINT (2012)
VERY THOROUGH REFERENCED
QUALITY PRINT, YELLOW PAGES.
IDEAL GIFT FOR THAT SOMALI SPEAKING FRIEND OR RESEARCHER.


 

 

 

Weight: 230

In Stock: 3
Reviews
Share via FaceBookShare Via TwitterShare via E-MailShare via Pinterest




Payment Method

Secure Shopping

VisaMasterCardNochexPaypalcomodoSSL